Taageero loogu talagalay kuwa la kulmay jirdilka iyo rabshada
Ma jiraa qof cabsi ah oo qoyskaaga ah? Ma ka baqaysaa rabshadaha, hanjabaada ama xakamaynta qoyskaaga? Ma rabtaa inaad si ammaan leh uga hadasho arrintan oo aad talo hesho? Kaligaa ma tihid.
Mashruuca Irada aad ka heleysaa caawitaan. Waxaan ku siinaynaa macluumaad ku saabsan xuquuqdaada. Waxaan sidoo kale kaa caawineynaa inaad hesho adeegyada taageerada saxda ah. Si kalsooni leh ayaanu kuugula hadlaynaa.
Waxaan kugu caawin karnaa luqadaha soo socda: finnish, ingiriis, soomaali, carabi, kurdish (Sorani). Bilaash aan kugu caawineynaa.
FADLAN NALA SOO XIRIIR:
Fathi Osman
Khabiir
(Soomaali, finish, Ingiriis)
Tel: 044 768 9606
fathi.osman(a)pakolaisapu.fi
Ala Saeed
(Carabi, Kurdi– Sorani, Finnish, Ingiriis)
Tel: 044 776 4859
ala.saeed(a)pakolaisapu.fi
Mashruuca Irada waxaa ka qeyb ka maalgeliyey Sanduuqa Amniga Gudaha (ISF).